Shir sannadeedka nabadda ee Garowe oo furmay

Qaar ka mid ah dadka ka qeybgalaya shirka nabadda ee Garowe

Magaalada Garowe waxaa ka socda shir sannadle ah oo looga hadlo nabadda, kaas oo ay ka qeybgalayaan siyaasiyiin, aqoonyahan iyo saxafiyiin.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay xarunta cilmi barista ee PDRC, ayaa hal ku dhigga sannadkaan uu yahay dowrka saxaafadda ku leedahay nabad dhalinta iyo colaad hurinta.

Warbixintan waxaa Garoowe kasoo diray, Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso.m4a