Jidadka Jabuuti oo la ballaarinayo

Dalka Jabuuti waxaa laga billaabay mashaariic dhismo oo lagu ballaarinayo laguna casriyeynayo waddooyinka iyo jidadka waaweyn ee dalkaasi dhaca Bariga Afrika.

Jidadka la dhisayo waxaa ka mid ah kan isku xira Jabuuti iyo Itoobiya. Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA-da ee Jabuuti Ramadan Musa.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Jabuti.m4a