Masar oo hub ka dejisay dekadda Muqdisho

Your browser doesn’t support HTML5

Markab ay Masar leedahay ayaa xirmaddii labaad oo hub ah geeyey Soomaaliya Axaddii. Haddaba waxa ay arrintan ka dhigan tahay iyo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya waxaan ka wareysanay Cabdisalaam Guleed oo ah khabiir dhanka amniga iyo la-dagaalanka argagixisada, ahaana agaasime ku-xigeenkii NISA.