Itoobiya oo ka digtay hubka Masar gaysay Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digay in hubka la geeyey Soomaaliya uu kasii dari karo colaadda, loona weecin karo argagixisada, sida ay maanta ku warrantay wakaaladda wararka ee Itoobiya.