Warbixin: Waa sidee heerka faqriga ee Soomaaliya?

Hooyo Soomaaliyeed oo canugeeda qudineysa. waxay barakac ku tahay Shabeellaha Hoose.

Warbixin dhawaan kasoo baxday Bankiga Adduunka oo qiimeyn ku sameysay heerka faqriga ee Soomaaliya ayaa muujisay, in dalku uu horumar ka sameeyay dhinaca dhaqaalaha ah sanadihii ugu dambeeyay, hase yeeshee uu wali dalka ka jiro faqri.

Heerka saboolnimada ayay warbixintu sheegtay in ay aad ugu badan tahay dadka reer guuraaga ah. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Naiorbi kasoo dirtay Intisar Salax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta.m4a