Wareysi: Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya

Khadiija Al-Makhzoumi

Magaalada New York waxaa ka soconaya shirweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaasi oo Talaadadii shalay ay si rasmi ah u billowdeen khudbadaha madaxda iyo hoggaamiyaasha caalamka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa lagu wadaa in uu ka mid noqdno madaxda khudbadaha ka jeedin doona shirka Jimcaha soo socda oo ku beegan 27-ka bishan September.

Wafdiga Ra’iisul-wasaaraha waxaa ka mid ah Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimillada Soomaaliya, Khadiija Makhzumi. Wariyaha VOA-da Sahra Cabdi Axmed oo shirka nooga soo warrameysa ayaa la kulantay Khadiija, islamarkaana ka wareysatay wasaaradda ay madaxda ka tahay iyo ujeeddooyinka ay shirka uga qeybgaleyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga.m4a