Paris —
Wasiirka Cusub ee Arrimaha Guddaha ee Faransiiska ayaa sheegay in Faransiisku u janjeero inuu soo saaro shuruuc cusub oo lagu soo rogayo muhaajiriinta dalka imanaya.
Wasiirka ayaa carabaabay in mooshinka dadweynuhu u jeedo in la xakameeyo dadka soo galootiga ah. Qaaradda Yurub, wadamo badan oo ay dadka qaxoontiga ahi soo beegsan jireen ayaa sannooyinkii u danbeeyey adkeeyey qaxoontiga.
Warbixintan waxaa magaalada London ka soo direy wariyaha VOA ee Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Your browser doesn’t support HTML5