Maxay Soomaaliya la tagtay Shirka QM?

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka Golaha guud ee QM, ayaa maanta galaya maalintiisii saddexaad, iyadoo hoggaamiyayaal badan ay khudbaddo ka jeediyeen. Haddaba waxa ay Soomaaliya la tagtay shirkaas ayaan ka wareysanay afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Farxaan Maxamed Jimcaale.