Dadka Qatar oo visa la’aan iman kara USA

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Qatar ayaa noqda dalkii ugu horreeyey ee Carbeed iyo kii labaad ee Muslim ah ee dadkiisa loo ogolaado in Mareykanka ay soo galaan visa la’aan. Warbixin ay qortay AFP, waxaa soo jeedinaya Axmed Cali Sheekh.