Warbixin shaacisay heerka faqriga Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin dhawaan kasoo baxday Bankiga Adduunka oo qiimeyn ku sameysay heerka faqriga ee Soomaaliya ayaa muujisay in dalku uu horumar ka sameeyay dhinaca dhaqaalaha ah sanadihii ugu dambeeyay, hase yeeshee uu wali dalka ka jiro faqri. Warbixintan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.