Canada oo billaabeysa la dagaallanka falalka naceybka

Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday qorshe malaayiin dollar ku baxayso oo lagula dagaallamayo falalka naceybka la xiriira.

Dadka madowga ah iyo kuwa muslimiinta oo ay Soomaalida ku jirto ayaa kamid ah bulshooyinka la kulmay falal naceyb la xiriira.

Warbixin arrintan la xiriirta waxaa Toronto kasoo direy, wariyaha VOA Xussein Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Canada.m4a