Fiqi oo mar kale ka hadlay xiisadda Itoobiya

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay xiisadda Soomaaliya iyo Ethiopia, oo uu ku eedeeyay inuu ka danbeeyo R/Wasaaraha Ethiopia. Fiqi ayaa mar kale ku celiyay in ciidamada Ethiopia ay qasab tahay inay ka baxaan Soomaaliya. Wuxuu NY ugu warramay Sahra Cabdi Axmed.