Israel oo diiday inay xabad-joojin la gasho Xizbullaah

Your browser doesn’t support HTML5

Israa'iil ayaa Khamiista maanta ah si adag u diidday cadaadis uu hormuud ka yahay Maraykanka oo ah taageeraheeda ugu weyn, kaas oo ku aaddan hindise xabbad joojin 21 maalmood ah oo Lubnaan ka hir gasha.