Duqeymo culus oo ka dhacay Khartoum

Your browser doesn’t support HTML5

Duqeymo xagga cirka ah iyo weeraro gantaallo loo adeegsaday ayaa Khamiista maanta ah ruxay magaalada Khartoum, iyadoo ciidamadu ay weerareen fariisimo ay ciidamada sida milateriga u tababaran ku leeyihiin caasimadda Suudaan, sida dad goobjoog ah iyo ilo-wareedyo milateri u ay sheegeen AFP.