Qurba-joogta Afrikaanka ah iyo doorashada Mareykanka

Ka hor inta aysan Kamala Harris ku soo biirin tartanka madaxtinimada Mareykanka, saadaallo la sameeyay ayaa muujiyay in ku dhawaad kala bar dhammaan cod-bixiyayaasha Mareykanka aysan ku faraxsanayn madaxweyne Biden iyo madaxweynihii hore ee Trump.

Bishii April ee ina dhaaftay ayay VOA la hadashay mid ka mid ah qurba-joogta Afrikaanka ah oo sheegay in uusan ku fakareynin in uu codkiisa dhiibto.

Jeff Swicord ayaa mar kale booqday cod bixiyahan si uu u ogaado haddii musharraxnimada Kamala Harris ay wax ka badashay go’aankiisii hore. Warbixin uu ka diyaariyayna waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Qurba-joogta Afrikaanka ah iyo doorashada Mareykanka