Isra'il oo duqeysay xarunta dhexe ee Xisbullah

Smoke rises after explosions, in Beirut

Millatariga Isra’il ayaa sheegay in ay xalay madaafiic xiriir ahaa ku garaaceen xarumaha uu ururka Xisbullah ku leeyahay magaalada Beyrut, duqeyntaas oo lagu soo warramayo in ay ku bartilmaameedsadeen hoggaamiyaha Xibullah, Sheekh Xasan Nasrallah.

Warbixin ay wakaaladaha wararka ee AP iyo Rueters ka qoreen arrintan ayaa waxaa innoo soo koobaya, Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso.m4a