Israel oo dishay sarkaal kale oo Xizbullah ah

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada Israel ayaa sheegay in ay dileen sarkaal sare oo ka tirsan ururka Xizbullaah, maalin kaddib markii kooxda ay xaqiijisay in la dilay hoggaamiyahoodii Xasan Nasrullah Jimcihii. Dhinaca kale, Iran ayaa sheegtay inay jawaab bixin doonto. Cabdixakiim Shirwac ayaa faah-faahinaya.