Soomaalida Mareykanka iyo doorashada

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaalida Maryakanka ayaa isku diyaarinaya doorashada dalkan ka dhici doonta bisha November. Gobolka Ohio, waxaa olole ka wada xisbiyada Dimoqraadiga iyo Jamhuuriga, kuwaasi oo raadinaya codadka Soomaalida. Xasan Dheere, oo ka mid ah hoggaamiyayaasha Soomaalida OHIO ayaa nooga warramay.