Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Soomaaliya, Masar iyo Itoobiya

Your browser doesn’t support HTML5

Dalalka Soomaaliya, Masar iyo Itoobiya ayaa golaha guud ee QM khudbaddihi ay ka jeediyeen ku soo bandhiggay muranka ka dhaxeeya, iyadoo mid walba uu kan kale eedeyn u soo jeediyay. Maxamed Cabdi Xasan ayaa warbixintan noo haya.