Soomaalida xuduudda Kenya iyo Soomaaliya oo iska kaashanaya amniga

Your browser doesn’t support HTML5

Bulshada ku dhaqan deeggaannada ku dhagan xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa iska kaashanaya nabadda, iyagoo isku dayaya inay ka hortaggaan xagjirnimada iyo isku dhacyada ka dhasha daaqa iyo biyaha. Weriyaha VOA Axmed Xuseen ayaa warbixintan ka soo diray xadka Soomaaliay iyo Kenya.