Tim Walz iyo JD Vance oo caawa dood yeelanaya

Your browser doesn’t support HTML5

Caawa waxay dood xiisa leh dhex mari doontaa labada musharax madaxweyne ku-xigeen ee Mareykanka, oo kala ah barasaabka gobolka Minnresota Tim Walz iyo Senator JD Vance oo laga soo doorto Ohio. Waxaan doodda caawa ka wareysanay madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxmaan Yabarow.