Dagaalka Israel iyo Xizbullah oo sii xoogeystay

Your browser doesn’t support HTML5

Militariga Israel ayaa maanta qoysaska reer Lubnaan ee ku nool xuduuda ku wargeliyey in ay ka guuraan guryahooda, saacado kadib markii ay Israel ku dhawaaqday in ciidankeedu uu billaabay howgal uu gudaha ugu galay Lubnaan, laakiin Xizbullaah ayaa beenisay in ciidamada Israel ay galeen Lubnaan.