Mareykanka oo isku dayay in dagaalka Bariga Dhexe uusan ballaaran

Your browser doesn’t support HTML5

Maraykanka ayaa isku dayaya in dagaalka Bariga Dhexe uu ka ilaaliyo inuu sii ballaarto, laakiin awoodaha gobolka ayaa muujinaya walaac iyadoo madaxda Israel ay u muuqdaan inay go’aansadeen inay tooda sii wataan. Weriyaha VOA Anita Powell ayaa warbixintan soo dirtay, Caasha Cuud ayaa soo jeedinaysa.