Mooshin laga keenay madaxweyne ku-xigeenka Kenya
Your browser doesn’t support HTML5
Xildhibaano ka tirsan baarlamanka Kenya ayaa billaabay mooshin xil ka qaadis ah oo laga keenay madaxweyne ku-xigeenka dalka Rigathi Gachagua, kaddib markii uu xoogeystay khilaafka u dhaxeeya isaga iyo madaxweyne William Ruto.
Intisaar Saalax ayaa faah-faahineysa