Haween door ka ciyaaraya dhex-dhexaadinta xukuumadda Puntland iyo PSF-ta

Qaar ka mid ah haweenka Gobolka Bari

Haweenka Gobollada Bari iyo Karkaar ayaa sheegay in ay wadaan dadaal ku aaddan xal u helidda khilaafka ka dhex jira maamulka Puntland iyo ciidanka PSF-ta.

Hadaba wariyaha VOA-da, Yusuf Maxamuud Yusuf ayaa arrintan ka wareeystay, Saynab Ugaas Yaasiin oo hogaaminaysay haweenkaas.

Your browser doesn’t support HTML5

Haween door ka ciyaaraya dhex-dhexaadinta maamulka Puntland iyo PSF-ta