Sidee u dhacday dooddii Tim Walz iyo JD Vance?

Ragga u magacaaban murashaxnimada xilka madaxweyne Mareykanka ee ka aha; Barassabka Gobolka Minnesotta Tim Walz iyo Senator JD Vance ayaa xalay dood kululi ay ku dhex martay magaalada New York ee dalkan Mareykanka.

Dooddan ayaa ah tan kaliya ee ay musharaxiinta ku-xigeenka madaxweyne yeeshaan. Hadaba warbixin soo koobeysa doodooda waxaa New York inooga soo dirtay Tina Trinh, Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Sidee u dhacday dooddii Tim Walz iyo JD Vance?