Israel oo ku hanjabtay weerar ka dhan ah Iran

Your browser doesn’t support HTML5

Israel ayaa wacad ku martay inay jawaab adag ka bixin doonto weerarkii gantaal ee Iran ay xalay la beegsatay Israel, kuwaasi oo Israel ay sheegtay inay ku dhaceen meelo ay ku jiraan saldhigyo militari.