Bandhigga VOA: Fursadaha wax soo saarka beeraha Soomaaliya

Shirka Beeraha

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay fursadaha wax soo saarka beeraha Soomaaliya, ayada oo toddobaadkan Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey shirka maalgashiga beeraha Soomaaliya.

Sahra Cabdi Axmed ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Fursadaha wax soo saarka beeraha Soomaaliya.