Turkiga oo billaabaya shidaal sahminta Soomaaliya

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Turkiga ayaa maanta sheegtay in markab qaabilsan sahminta dhulka uu bishan tagayo xeebaha Soomaaliya, si uu u billaabo raadinta saliid iyo gaaska dabiiciga ee xeebanaha Soomaaliya. Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda Wararka ee Reuters waxaa inoo soo koobaya Axmed Cali Sheekh.