Warbixin ku saabsan 7-da bishan oo dagaalka Gaza uu sanad u buuxsamayo

Gaza

Sanad ka dib weerarkii Xamaas ku qaadday Israa’iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, ayaa isu beddelay dagaal weyn oo ay ku nafwaayeen in ka badan 40,000 oo qof, waxaana laga cabsi qabaa in uu ku sii fido Bariga Dhexe.

Dhinacyada dagaallamaya ayaa diiday heshiisyo nabadeed. Madaxweynaha Mareykanka ee soo socda ayaa la filayaa in uu dhaxlo dhibaatadan.

Warbixn arrintan ku saabsan waxaa soo diyaarisay Anita Powell oo ka tirsan VOA, Xuseen Barre ayaa inoo faahfaahinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaalka Gaza oo sanad ay u buuxsamayso