Wareysiga Cali Cumar (Cali Balcad)

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiiru dowladda Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cali Cumar Cali Balcad ayaa difaacay heshiiska iyo iskaashiga militari ee ka dhaxeeya Soomaaliya, iyo Masar, isagoo sheegay in Soomaaliya ay u madax banaan tahay dal walba oo danteeda ay ka aragto inay iskaashi la sameyso.