Xaalufinta degaanka Waqooyi Bari Kenya

Your browser doesn’t support HTML5

Qaar ka mid ah odoyaasha deeggaanka Banaaney ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay inay isku-dayayaan inay ka hortagaan kooxo xaalufin ba’an ku haya dhirta deegganaasi, kuwaasi oo qaarkood ka yimid xeryaha Dadaab. Weriye Cabdiwali Cabdi Maxamed ayaa warbixintan ka soo diray Banaanay.