Maxaa laga filan karaa shirka Muqdisho?

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in aanu burburin shirkii golaha wadatashiga ee Muqdisho, inkasta oo shalay uu ka tegay madaxweynaha maamulka Jubaland. Haddaba waxa laga filan karo shirka ayaan weydiinay Prof. Liibaan Ciise oo bare ka ah Jaamacadda Muqdisho?