Mooshinka madaxweyne ku-xigeenka Kenya

Your browser doesn’t support HTML5

Aqalka Hoose ee baarlamaanka Kenya ayaa xalay fiidkii ogolaaday mooshin xilka looga qaadayo madaxweyne ku-xigeenka oo loogu eedeeyay musuq-maasuq. Soomaalida degan Nairobi ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay tallaabadan. Warbixintan waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.