Uurka gabdhaha da'da yar ee dalka Tanzania

Your browser doesn’t support HTML5

Sida laga soo xigtay QM, gabdhaha ay da’doodu u dhaxayso 15-19 ee dalka Tanzania, afartii gabdhoodba midkood ayaa ama uur leh ama ilmo dhashay. Wariyaha VOA-da Juhudi Mmari ayaa warbixintan ka soo dirtay deegaanka Dodoma ee Tanzania. Maxamed Cabdi Sandhere ayaa soo jeedinaya.