VOA oo la tusay hub la sheegay in Imaaraadku siiyey kooxda RSF

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidamada qalabka sida ee dalka Sudan ayaa VOA tusay hub ay sheegeen in dalka Isutaga Imaaraatka Carabtu uu siiyay xoogaga gurmadka deg degda ah ee magacooda loo soo gaabiyo RSF, taasi oo xadgudub ku noqon karta xayiraada hubka ee Qaramada Midoobay.