Waaxda Caddaaladda Mareykanka oo dacwad kusoo oogtay Virginia

Wasiirka Caddaaladda Mareykanka

Waaxda Cadaaladda ee Mareykanka ayaa sheegtay Jimicihii inay dacweysey gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, ka dib markii uu ku xadgudbay mamnuucistii hore ee dowladda dhexe ee federaalka ee dadaallada joogtada ah ee magacyada codbixiyeyaasha diiwaanka doorashada looga saarayo, 90 cisho gudahood, doorashooyinka ka dib.

Warkan oo ay qortey VOA waxaa inoo soo koobeysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasaaradda Caddaaladda Mareykanka oo dacweysay gobolka Virginia