Khasaaraha ka dhashay Duufaanta Milton ee ku dhufatay Florida

Hurricane Milton hit in Florida

Dadka degan Florida ayaa socod ku maray waddooyinka daadku qaaday, waxay ururiyeen burbur kala firirsan waxayna qiimeeyeen burburka guryahoodii Jimcihii ka dib markii duufaanta Milton ay ku garaacday bulshooyinka xeebaha isla markaana ay ka dhalatay duufaanno dhimasho badan leh.

Sahra Ciidle ayaa noo haysa faahfaahinta warkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Waxyeellada Duufaanta Milton ee ku dhufatay Florida