Gobollada muhiimka ee doorashada Mareykanka

Your browser doesn’t support HTML5

Tartanka madaxtinimada Maraykanka waxaa uu ku soo uruuraa gobollada guur-guura ee loo yaqaan Swing State. Gobolladan caadiyan ma doorbidaan xisbi gaar ah, doorashadana dhinaca kale ayay u rogi karaan. Haddaba waa kuwee gobolladan? Axmed Cali Seekh ayaa faah-faahinaya.