Gaza: Ciidamada Israel oo duqeeyey Isbitaal

Your browser doesn’t support HTML5

Saraakiisha caafimaadka Falastiin ayaa sheegay in duqeyn cirka ah oo Israa’iil ay la beegsatay Isbitaalka Shuhadada Al-Aqsa ee ku yaalla magaalada Deir al-Balah ay ku dishay ugu yaraan afar qof, halka ay ku dhaawacmeen 40 kale. Xuseen Barre ayaa soo jeedinaya warbixintan.