10 waddan oo heshiis ka gaaray webiga Niil

Your browser doesn’t support HTML5

10 waddan oo ku yaalla Afrika oo iskaashanaya ayaa sheegay inuu dhaqan-galay heshiis ku saabsan in si siman looga faa’ideysanayo kheyraadka biyaha ee webiga Niil, inkastoo Masar ay si weyn uga soo horjeedaan.