Waa maxay Electoral College?

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Mareykanka waxaa lagu doortaa nidaam loo yaqaan Electoral College. Haddaba muxuu yahay Electoral College, sideese u shaqeeyaa? Waxaa sharxaya Ahmed Ali Sheikh