Qubanaha VOA

Your browser doesn’t support HTML5

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; Talyaaniga oo billaabay inuu sii masaafuriyo muhaajiriinta, walaac laga muujiyey isbaheysiga Asmara, Israel oo duqeyn ku dishay 50 qof, wararkii ugu dambeeyey doorashada madaxweynaha Mareykanka iyo qodobo kale.