Muhiimadda codka haweenka ee doorashada Mareykanka
Your browser doesn’t support HTML5
Dumarka Maraykanka ayaa kaalin weyn ka ciyaari doona go’aaminta doorashada madaxtinimo ee Maraykanka ee 2024. Sanadihii u dambeeyey, dumarka isu diiwaan galiyey inay doorashada ka codeeyaan ayaa aad uga badnaa ragga.
Warbixintan waxaa diyaariyey Dora Mekouar, waxaa soo jeedinaya Sandheere.