Walaac ka dhashay isbaheysiga cusub ee Asmara

Your browser doesn’t support HTML5

Fallanqeeyayaasha siyaasadda Geeska Afrika ayaa sheegaya in heshiiska saddex geesoodka ee Asmara ku dhexmaray Somalia, Masar iyo Eritrea uu go’doominayo Ethiopia, isla markaana sare u qaadayo suurta-galnimada iska hor-imaad ka dhaca gobolka. Warbixin ay qortay AFP, waxaa noo haya Ahmed Ali Sheikh.