Dumarka oo kaalin weyn ka ciyaari doona doorashada Mareykanka

Dumarka Maraykanka ayaa kaalin weyn ka ciyaari doona go’aaminta doorashada madaxtinimo ee Maraykanka ee dhaceysa bisha November.

Sanadihii u dambeeyey, dumarka isu diiwaan galiyey inay doorashada ka codeeyaan ayaa aad uga badnaa ragga. Warbixintan waxaa diyaariyey Dora Mekouar, waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Dumarka oo kaalin weyn ka ciyaari doona doorashada Mareykanka