Warbixin: 116 sano kadib ayay ku laabteen dalkoodii hooyo

Eastern Namibia.

Jiilasha dadkii ka cararay cadaadiskii Jarmalka ee Namibia horraantii qarnigi 20-aad (1908-dii) ayaa 116 sano kaddib ku laabanaya dhulki awooweyaashood ee Namibia.

Dowladda Namibia ayaa shan beer oo ganacsi ah u qoondeysay in la siiyo si dib u dejin loogu sameeyo ku dhowaad 100 qof oo ka tirsan qowmiyadda Ovaherero.

Vitalio Angula ayaa warkan ka soo diray Windhoek, Namibia. Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: 116 sano kadib ayay ku laabteen dalkoodii hooyo