Gabar Soomaali ah oo ku guuleysatay doorasho ka dhacday Belgium

Sahra Mohamed Khaliif

Sahra Mohamed Khaliif, oo ah gabar asal ahaan kasoo jeedo Soomaaliya, kana mid ah Soomaalida dalka Holand ayaa ku guuleystey kursiga baarlamaanka ee gollayaasha deegaanka magaalada Leuven ee dalka Belgium.

Sahra ayaa noqotay gabadhi ugu horreysay oo Muslim ah, Soomaali ah, isla markaana soo-galooti ah oo jagadaasi ku guuleysta gobolkeeda.

Wariyaha VOA-da, Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ku wareystay Sahra Mohamed Khaliif, ugu horeyn waxay weydiisay guusha ay soo hoysay?

Your browser doesn’t support HTML5

Gabar Soomaali ah oo ku guuleysatay doorasho ka dhacday Holland