Wararkii ugu danbeeyay ee ololaha Doorashada Mareykanka

Maalmo yar ayaa ka haray doorashada madaxtinimada Mareykanka oo dhici doonta 5-ta bisha November ee sannadkaan 2024-ka.

Doorashadan oo ay ku tartamayaan Kamala Harris iyo Donald Trump ayaa wararki ugu danbeeyay ay Sahra Abdi ka wareystay, Farax Aw-Maxmuud oo ka faallooda arrimaha Mareykanka, kuna nool gobolka Minnesota.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkui ugu danbeeyay ee ololaha doorashada Mareykanka