Daraasad: Autism-ka oo ku soo badanaya carruurta Soomaalida ee Minnesota

Wicitaanka Dhageystaha & Autism-ka

Daraasad dhawaan kasoo baxday gobolka Minnesota ayaa muujisay in carruurta 4-jirka ah, 16-kii canugta uu mid qabo cudurka maskaxda naafeeya ee loo yaqaano Autism-ka.

Daraasadda ayaa iska kaashaday Xarunta Xakameynta Cudurrada qeybteeda Autism-ka iyo laba xarun cilmi-baari oo ka tirsan jaamacadda University of Minnesota.

Xogta ayaa sidoo kale muujisay, in bulshooyinka kale ee ku nool gobolka ay cudurka ka qabaan 53 canugba hal. Haddaba, walwalka ay arrintau ku heyso bulshada Soomaalida Minnesota ayuu Nuur Xassan Nuur ka wareystay, Xashi Shafi oo ka tirsan hogaamiyaasha Soomaalida ku dhaqan Minnesota.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkui ugu danbeeyay ee ololaha doorashada Mareykanka